Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Bariga Gobolka Mudug Iyo Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Galmudug. Oo Is Hor Fadhiya Iyo Cabsida Shacabka

0
24 September 2017 10:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 136
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Bariga Gobolka Mudug Iyo Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Galmudug. Oo Is Hor Fadhiya Iyo Cabsida Shacabka

    Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Bariga Gobolka Mudug Iyo Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Galmudug. Oo Is Hor Fadhiya Iyo Cabsida Shacabka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Bariga Gobolka Mudug Iyo Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Galmudug. Oo Is Hor Fadhiya Iyo Cabsida Shacabka

Habeenkii xalay ahaa ayaa lasoo sheegayaa in deegaan duleedka ka ah degmada Gaalkacyo ay gaaren ciidamo badan oo Labada dhinac ka kala socda, iyadoo shacabkii halkaasi ku dhaqna ay ka barakaceen.

Dagaalkii shalay ka dhacay duleedka Gaalkacyo waxa ku dhintey dad ka badan 10 qof iyadoo dhaawacana uu gaarayo 20, sidey inoo xaqiijiyeen dad ku dhow halkaasi iyo saraakiil caafimaad.waxaana la soo sheegaya in ay wali is hor fadhiyaan labadii ciidan shacabka ku dhaqan halkaasi ayaa cabsi wayn ka muujiyey dagaalkan aan dhamaadka lahayn ee mudadda dheer u dhaxeeya labada maamul 




Maamullada Puntland kama aanay hadal dagaalladan, waxaana dagaalladan imaanayaan xilli Galmudug iyo Puntland ku heshiiyeen nabadeynta Gaalkacyo.