[XOG MUHIIM AH] Nimankii Loo Xidh-xidhay Kabaha Magaca Alle Ku Qoran Yahay Ee Hargeysa Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

0
19 June 2017 12:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 969
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [XOG MUHIIM AH] Nimankii Loo Xidh-xidhay Kabaha Magaca Alle Ku Qoran Yahay Ee Hargeysa Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

    [XOG MUHIIM AH] Nimankii Loo Xidh-xidhay Kabaha Magaca Alle Ku Qoran Yahay Ee Hargeysa Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[XOG MUHIIM AH] Nimankii Loo Xidh-xidhay Kabaha Magaca Alle Ku Qoran Yahay Ee Hargeysa Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay


 


Hargeysa (Haleel) Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa caasimadda soomaaliland ee hargaysa waxay ku soo xidheen niman ganacsadeyaal ah oo dalka soomaaliland keenay kabo ay ugu talo galeen in caruurtu maalinta ciida ee soo socota ku ciido hase yeeshee waxaa mar keliya kabahaas lagu arkay magaca Alle SWT.


Sidoo kale Ganacsatadan la xidh xidhay ayaa dabagal in badan lagu hayay waxaana la sheegay in ugu dambeystii ay gacanta booliiska soo galeen, waxaana si la sheegay loo gacan geliyay hay’adda baadhista dambiyada ee loo yaqaano CID soomaaliland.



 

Geesta kalena sarkaakiisha ciidanka booliiska soomaaliland ayaa warbaahintu isku dayday inay wax ka waydiiso xaaladdu meesha ay marayso iyo kiiskan wuxuu noqon doono ciqaabtiisa maadaama oo arrintani halis ku tahay dalka iyo dadkaba, si kastaba ha noqotee dhawaan ayay ahayd markii sidan oo kale dalka loo keenay kabo kale oo uu ku qoran yahay magaca rasuulkeenii suubaana calayhi salaatu wasalaame.


Haleel News 

Hargeysa Soomaaliland.