Wiilkii Qaliinka Lagu Sameeyay Ee Uu Dhalay Wasiir Cali Mareexaan Iyo Gabadhii Ay Walaalaha Ahaayeen Ee Kelida U Saartay Oo Hargeysa Soo Gaadhay

0
19 June 2017 10:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5091
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiilkii Qaliinka Lagu Sameeyay Ee Uu Dhalay Wasiir Cali Mareexaan Iyo Gabadhii Ay Walaalaha Ahaayeen Ee Kelida U Saartay Oo Hargeysa Soo Gaadhay

    Wiilkii Qaliinka Lagu Sameeyay Ee Uu Dhalay Wasiir Cali Mareexaan Iyo Gabadhii Ay Walaalaha Ahaayeen Ee Kelida U Saartay Oo Hargeysa Soo Gaadhay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiilkii Qaliinka Lagu Sameeyay Ee Uu Dhalay Wasiir Cali Mareexaan Iyo Gabadhii Ay Walaalaha Ahaayeen Ee Kelida U Saartay Oo Hargeysa Soo Gaadhay


 

 

 



Hargeysa (Haleel) Wasiirka wasaaradda hawlaha guud gaadiidka iyo guryaynta jamhuuriyadda soomaaliland Mudane Cali Xasan Maxamed ( Cali Mareexaan ) ayaa wiilkiisii curad ee markaasi dalka hindiya kelyaha lagaga qalay iyo gabadhii kelida u saartay ee ay walaalaha ahaayeen yimaadeen hargeysa.

 

Dad mucaarid ku ahaa wasiir cali mareexaan isla markaana siyaabo kala duwan u fasiray qaliinka wiilka iyo gabadha kelida u saartay waxaa ay u yeeleen arrinaasi wajiyo kale oo siyaasadeysan, hase yeeshee waxaa arrintaas ay noqotay arrin ugub ku ah dalka soomaaliland maadaama oo qof qaliin lagu sameeyay la siyaasadeeyo wallow ay gaadhay heer warbaahinta loo adeegsado labada caruurta ah ee kelyaha isku saaray oo walaalo ah.

 

Si kastaba ha noqotee wasiir cali mareexaan ayaa baraha bulshadu ku wada xidhiidho waxaa uu soo dhigay sawiro muujinaya wiilka iyo gabadha oo magaalada caasimadda ah ee hargeysa ku soo fool leh, soo dhaweyn ayaa laga dareemayaa iyo farxad ku saabsan qoraalada wasiirka maadaama oo uu yahay wiilkiisii curad alle ha u daayee iyo gabadha uu adeerka u yahay ee u saartay kelyaheeda mid ka mid ah.

 

 



Haleel News