[WAR DEG DEG AH] Dekadda Caalamiga ah Ee Berbera Oo Dab Qabsaday Iyo Xaaladda Ay Ku Sugan Tahay

0
18 June 2017 19:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1705
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [WAR DEG DEG AH] Dekadda Caalamiga ah Ee Berbera Oo Dab Qabsaday Iyo Xaaladda Ay Ku Sugan Tahay

    [WAR DEG DEG AH] Dekadda Caalamiga ah Ee Berbera Oo Dab Qabsaday Iyo Xaaladda Ay Ku Sugan Tahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[WAR DEG DEG AH] Dekadda Caalamiga ah Ee Berbera Oo Dab Qabsaday Iyo Xaaladda Ay Ku Sugan Tahay


 

 



Berbera (Haleel) Wararka ay helayso Haleel News ayaa sheegaya in dekadda caalamiga ah ee magaalada Berbera uu dab weyni qabsaday, hase yeeshee waxaan la hayn sababta uu dabkaasi uga kacay iyo waxa keenay.

 

Dhanka kalena waxaan lahayn khasaaraha dabkaasi geystay naf iyo maalba, ilaa iyo hadda waxaa la sheegaya in lala tacaalayo sidii loo damin lahaa dabkaasi..

 

 

Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco Haleel News

 

Haleel News

Berbera Soomaaliland